Senatarada dhegeysanaya dacwada xil ka qaadista Trump oo arrimo yaab leh ku kacay

Xildhibaannada aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inay iska hurdayaan, iska ciyaarayaan, shuruuc kalena jabinayaan xilli uu socdo dhageysiga dacwadda ka dhanka ah madaxweyne Donald Trump. Jim Risch iyo Jim Inhofe ayaa ka mid ah xubnaha la arkayay inay ku lulmoonayeen dhageysiga dacwadan xasaasiga ah ee isha lagu wada hayo. Qaar kale oo ka mid … Continue reading Senatarada dhegeysanaya dacwada xil ka qaadista Trump oo arrimo yaab leh ku kacay